Maxeey madaxda dowlada villa Soomaaliya xiligaan ku daawanayaan ayagoo wada faraxsan

Wararka aan haatan ka heleyno xarunta madaxtooyada villa Somaliya ayaa shegaayo in haatan si toos ah looga dawanaayo ciyaarta xiligaan dhex marayso xulalka qaramada Soomaaliya iyo Zimbabwe.

Ciyaartaas oo ah mid siweyn u hadal hayaan soomaalida guud ahaan ayagoo ka rajeynaayo in guul kasoo hoyaan kulanka labaad ee labada xul udhaxeeyo.

Madaxda kusugan villa Soomaaliya ayaa lashegayaa in xiligaan ka daawanayaan hoolka madaxtooyada ayagoo siweyn u tageraayo xulka qarankeena ee Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo masuuliyiin kale ee dowlada katirsan ayaa hambalyeeyay guusha kulankii kowaad ka gaareen xulkeena.