R/Wasaare Roobe Oo Warqad Udiray Madaxda Dawlad Gobolleedyada

Ra’iisal wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ilo lagu kalsoon yahay waxay Warqaad usheegeen in Warqad udiray madaxda dawlad Gobolleedyada.

Ugu dambeyn 13 Bishaan oo Maanta ah ayaa Madaxda Dawlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir laga dalabaday inay soo dirsadaan Min Labo Xubnood.

Shirka ayaa la sheegay in looga arinsanayo xal ka gaarista Khilaafka Doorashada islamarkaana la go’aamiyo Shirka meesha uu ka dhacayo.

Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac & Danjire Yuusuf Garaad Cumar ayaa Dawlada Soomaaliya udireysaa Shirka Baydhabo Berri Ka Furmaya.

Waxay umuuqataa in Shirka Garowe maalin kadib Loo ballansanaa diidmadii Jubbaland iyo Puntland meel kale ka dhici doona,waloow shirka Baydhabo Lagu go’aamin doono.