Sariir Lagu Kireynayo (1200) Dolar Bishii.. Dadka Maxaa Ku Khasbaya Iney Kireystaan?.. Daawo Muuqaal

Bud-Sheer, waa dhisme wadaag ah oo sicir macquul ah lagu degi karo, waxaa laga helaa Los Angeles.

Tani waa Elfiina Bik, waa maamulaha fulinta ee Bud-share, halka San Francisco waxaa ka furnay goobteennii ugu horreysay,,, fikaradda gurigani waxey ku taagan tahay ka tirsanaan,,, haddii aad qeyb ka qabsato meel kasta oo ka mid ah ayaad ku nagaan kartaa,,, gudaha San Francisco, halkii qeyb ee is wadata waa 1200(Kun iyo labo boqol) oo dolar bishii.