SAWIRRO: Xildhibaano Katirsan Labada Gole ee BFS oo Kaqayb Galay Dhaarinta Xildhibaanada Cusub ee Jubaland..

Xarunta Daawad ee Magaalada Kismaayo waxaa ka socota munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Gudigga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Jubbaland, Xildhibaanada Cusub, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, Odayaasha dhaqanka Iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa munaasabada ka qayb galaya.

Halay ayay  ahayd markii lagu dhawaqay golaha baarlamaanka jubalnd iyadoo wili khilaaf xoogan kataaganyahay Hanaanka Loomaray Xildhibaanadaan Cusub.

Dhankale Musharixiinta Mucaaradkaa ee Jubalnd ayaa Iyakuna Gudi Ay Horay Umagacaabeen Ay Kudhawaaqeen Xildhibaano Kasoohorjeeda Kuwii Hora Ay umagacaabeen GUdiga Doorashooyinka Jubaland.

Jubaland ayaa Wajahaysa Xaalad Siyaasadeed  oo aan Lasaadaalinkari Iminka.

            HOOS KADAAWO SAWIRRO:

Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 5 people, people sitting
Image may contain: 8 people, people sitting
Image may contain: 5 people, people sitting