Sawirro:Gudoomiye Mursal Oo Dagaal siyaasadeed ka wada Muqdisho

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Sweden ee U Fadhiya Soomalia Ambassedor Staffan Tillander.

Waxayna Kawada Hadleen Arimo Ku Saabsan Taagerida Dowladda Sweden Ay La Garab Taagantahay Soomaliya.

Gudoomiye Mursal ayaana la sheegay in dagaal siyaasadeed uu ku jiro islamarkaana uu xarbin ugu jiro Xukuumada cusub in Wasiiro ku yeesho.

Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Nuur oo kulanka maanta ka qeyb galay ayaa loo wadaa Wasiirka Gaashaandhiga in laga dhigo.