Sawirro:Kheyre oo ugu danbeyntii gaaray Gaalkacyo qeybta Puntland iyo warar hada soo baxaayo oo shegaayo…

Wafdiga oo hogaaminaayo ra’isulwasaaraha dalka Soomaaliya ayaa gabal dhicii caawa gaaray waqooyiga gaalkacyo halkaas oo ka arimiso maamulka Puntland.

Wafdiga oo hogaaminaayo ra’isulwasaraha ayaa siweyn halkaas loogu soo dhaweeyay waxaana oga hortagay shacab farabadan iyo masuuliyiin katirsan maamulka Puntland oo kamyimid Garoowe.

Wadahadal dheer kadib ayaa Xasan Cali Kheyre usuurta gashay in oo gaaro waqooyiga gaalkacyo madaama maamulkaas kasoo horjeydeen in Kheyre oo gaaro kadibna shacabka kala hadlo goob fagaaro ah.