Sawirro:Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wasiir Fowsiya & Cumar Filish?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JFS. Dr. Fowsiya Abiikar Nuur.
Kulanka labada mas’uul ayaa diirada lagu saaray sida ugu dhaqsiyaha badan ee Maamulka Gobolka Banaadir kula wareegi lahaa Adeegyada Caafimaad ee ay hadda bixiso Wasaaradda Caafimaadka.