Shakhsi Ku Dhaw Farmaajo Oo Diiday Damaca Mucaaradka Rabaan [CADEYN]

Waxaa Hubaal inay jiraan guulwadayaal Villa Soomaaliya si dadban iyo kuwa toos ah utaageera oo codkooda soo bandhiga ama Qoraalkooda baraha Bulshada loogu arko.

Dawlada hadda Jirta waxaa lagu eedeeyey in dhaqaale badan ku bixiso dadka u ololeeya oo wanaaga Nabad iyo Nolol uun faafiya.

Hadaba Sargaalka lagu magacaabo Cali Yare Cali oo ah Saaxiibada ugu dhaw Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay Damaca ay doonayaan

Waxa uu Cali Yare sheegay inaysan suurta gal aheyn in awooda Shacabka Dib loogu celiyo isagoo ku dhego hadlay Qorshaha Mucaaradka rabaan.

Cali Yare waxa uu ka mid yahay shakhsiyaadka Saameynta Leh Ee Madaxweyne Farmaajo udhaw isagoo Arimaha Galmudug wakiil Villa Soomaaliya uga ah kala fur furida cid walbo oo hor istaagta Falsafada Dawlada Dhexe.