XASAASI: Labo Qof Kenya Ka yimid Qabayna Corono Oo Lagu Qabtay Beled xaawo

Labo Qof oo Laga helay Caabuqa Corono ayaa la sheegay in Dawlada Kenya kasoo gudbeen deegaanada ay xukumaan.

Magaalada Mandheera Ee Gobolka Wuqooyi Bari ayaa la sheegay in Labadaas qof ay kasoo gudbeen waxaana lagu qabtay Dhinaca Degmada Beled xaawo.

Sargaal katirsan Maamulka Buula Xaawo Ee Dawlada Soomaaliya ayaa sheegay in Bas ay la socdeen Labadaas qof la qabtay.

Waxay Sheegeen Maamulka Degmada Beled xaawo Ee Gobolak Gedo in la geeyey Labadaas qof goob lagu karantiilo Dadka Cudurka Covid 19 Laga helo.

Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay xirtay Xuduudaha Soomaaliya la wadaagto Dalalka Itoobiya & Soomaaliya.