Xildhibaan caanka ahaa siyaasada oo goor dhow geeriyooday

Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas uu  ku geeriyooday Xildhibaan ka tisan Golaha Wakilada Somaliland.

Xildhibaan Ahmed Maxamed Nuur oo ka tirsanaa Xildhibaanada golaha wakiilada Soomaliland ayaa daiiqado kahor geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah Eheladiisa iyo xubno.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay uga hadlayaan geerida Marxuum Axmed Maxamed Nuur.