Xildhibaano cusub oo ka horjeeda Axmed Madoobe oo looga dhawaaqay Kismaayo

Gudiga doorashada Jubaland ee Golaha bad-baadada musharaxiinta madaxweynaha ayaa dhankooda Ku dhawaaqay xubnaha baarlamaanka 2’aad ee Jubaland.

Ku dhawaad Liiska 75-Xildhibaan ayay soo bandhigeen Guddigan ka horjeeda Guddiga doorashada Jubbaland ee dhawaan uu magacaabay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Ku dhawaaqistaan ayaa ku soo aadeysa xilli xalay guddiga doorashada Jubbaland ay iyagana soo bandhigeen Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland oo gaaraya 73-Xildhibaan.

Arrintaan ayaa u muuqata mid ka sii dareysa Xiisada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Kismaayo,waxaana siirta gal ah iney dagaal sababto.

   Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Liiska Xildhibaanada:-