Xukuumada Oo Lacag Ku Bixisey Dib Usoo Doorashada MD Farmaajo

Dawlada Soomaaliya ayaa soo jiidasho siyaasadeed ku sameeneysa Shacabka Soomaaliyeed si mar kale Nabad iyo Nolol Kusoo laabato Xukunka.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa cod dheer ku sheegay inay ka shaqeenayaan Hormarinta Dib udhiska Dalka.

”Sidii aan horay u ballan qaaday, furista waddooyinka xirani waxay noo leedahay mudnaan gaar ah,si uu u sahlanaado isu socodka gaadiidka iyo dadweynuhu, una bulaalo ganacsiga caasimaddu. Furista waddadan muhiimka ah waxaa xigi doona kuwo kale.”

Waxa Dhaqaale ay Dawlada ku bixisey sidii Waddooyinka Dhagaxda Shubka ah iyo Caro tuurka yaalay looga qaadi lahaa,iyadoo Shacabku ay soo dhaweeyeen Arintaasi.